Kulliyadda Sayniska ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed
Bare Dhigi Kara Maadada Fisikiskis- (Physics) – Mogadishu, Somalia
KULLIYADDA SAYNISKA EE JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED WAXAY RAADINAYSAA BARE DHIGI KARA MAADADA FISIKISKIS- (PHYSICS)
Kulliyadda Sayniska ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadinaysaa Bare dhigi kara maadada FISIKISKIS- (Physics)
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
- Waa inuu heestaa shahaadadda heerka 2aad ee Physics (MASTER OF SCIENCE IN PHYSICS) iyo wixii ka sarreeya
- Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa heerka B.
- Waa in uu leeyahay ugu yaraan Saddex sano oo khibrad Macalinimo ah.
- Waa in uu diyaar u yahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo Kulliyadda Sayniska ee JUS.
Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda:
- CV-ga codsadaha
- Shahaadooyinka heerka 1aad, 2aad iyo 3aad
- Transcripts-ka heerka 1aad, 2aad iyo 3aad
Codsaduhu waxuu arjigiisa kusoo hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan science@snu.edu.so
Fiiro gaar ah: Araaji qabashadu waxay ku egtahay Oct 6, 2021.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to science@snu.edu.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
