Ma doonaysaa Fursad aad Ganacsi ku abuurto! – Somaliland

SOS Children’s Villages

Ma doonaysaa Fursad aad Ganacsi ku abuurto! – Somaliland

Ma doonaysaa Fursad aad Ganacsi ku abuurto!

SOS Children’s Villages in Somaliland waa Hay’ad caalami ah kana shaqeysa horumarinta arrimaha bulshada – daryeelka caruurta waayey daryeelkii waalidnimo ama khatar ugu jira in ay waayaan.

SOS Children’s Villages in Somaliland waxay Kobcin iyo Tababaro lagu xoojinaaya Awoodooda xagga wax soo saarka u samaysaa qoysaska aan awoodin inay caruurtooda siiyaan daryeelkii ay u baahnaayeen.
SOS Children’s Villages in Somaliland waxay sare u qaadeysaa xuquuqda caruurta iyo dhalinyarta waxa ayna ku howlantahay ilaalinta xuquuqdooda. SOS Childrens’ Villages in Somaliland, sidoo kale waxa ay magaalada Hargeisa ka fulisaa barnaamijka shaqo abuur oo  logu macaabo “The next Economy programme”  loogu a tala galay dhalinyarta aan shaqeeynin ee dhameesatay heerarka wax barasho sida, Dugsiga farsamada gacanta, dugsi sare, iyo dhalinyarta dhigata ama dhammeesaty waxbarasho jaamacadda.
Haydaha SOS Children’s Villages ee Somaliland, waxa ay fulinaysaa mashruuca “The next Economy programme” iyaga oo tababaro siinaya dhalinyarta caqabaduhu ka heystaan in  ay  bilaaban ganacsi ay gaar u leeyihiin, isla markaana ay shaqo abuur u sameeyaan dhalinyarada kale ee dalka joogta.
Haayada SOS Children’s Village ee Somaliland, waxa ay ku wargelinaysaa dhalinyarada ku nool Magaalada Hargeisa in uu billaabanayo  toobabar “The next Economy programme” oo dhalinyarta ka taageeridoona dhinacyada hal-abuurka ganacsiga  iyaga oo qaadandoona tababaro kaladuwan oo muddo sedex biilood ah  socon doona oo  ku saabsan,
1. Sida loo diyaariyo qorshayaasha ganacsi
2. Sida loogu raadiyo ganacsiga maalgalin
3. Sida loo maareeyo khataraha ganacisiga ka horyimaada
4. Sida loo suuq-geeyo alaabta/adeega
5. Sida loo Samaysto/abuurto- Ganacsi aad leedatahay
6. Sida loo kobciyo ma loo balaadhiyo ganacsigaaga  Sannadkan 2022 waxaa la qaadanayaa  wajigii 4aad oo kooban 24 ( gabdho iyo Wiilal).
Shuruudaha laga Rabo Dhalinyarada soo codsanaysa waa sidan hoos ku xusan:
1. Dada: 20– 35 Sanno
2. HeerkaWaxbarasho:
i. Dugsi farsamada gacanta dhamaystay
ii. Jaamacadda dhamaystay ama dhigta
iii. Diyaar u ah in uu dhamaysto tababarka
3. Waa in uu yahay qof u heellan in uu abuurto ganacsi u gaar ah
4. Waa inuu yahay qof ka bad qaba noocyada kaladuwan ee balwadaha
5. Waa in uu wakhti u helayo kana go antahay dhamaysashada mudada tobabarka
6. Waa inuu la yimaado hal-abuur ganacsi oo waafaqsan sharciyada dalka

 

Haddii aad danaynayso Fursadaan fadlan  Halkan Taabo , ugu dambayn 12 January 2022 Waxii faahfaahin taasi dheer fadlan Booqo Website: www.next-economy.com

Halkan Taabo

Haddii aad danaynayso Fursadaan fadlan  Halkan Taabo   ,ugu dambayn 12 January 2022 Waxii faahfaahin taasi dheer fadlan Booqo Website: www.next-economy.com

Halkan Taabo

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!