MAAMULE – GAROWE

Shirkadda Biyaha FARJANO

MAAMULE – GAROWE

UJEEDO: SHAQOBANAAN 

BOOSKA: MAAMULE

SHURUUDAHA QOFKA LOOGA BAAHAN YAHAY:

  • Heerka waxbarasho iyo waayo-aragnimo:
  • Waa inuu shahaado jaamacadeed ka haysta maamulka ganacsiga iyo waxii la xiriira
  • Waa inuu leeyahay khibrad la xiriirta shaqada ugu yaraan 2- 3 sano
  • Waa inuu luuqada Ingiriiska waxku qori karaa kua hadli karaa
  • Dejinta qorshe hawleedka warshadda Shirkadda Biyaha FARJANO
  • Wuxuu masuul ka yahay yoolka wax soosaarka warshadda
  • Wuxuu masuul ka yahay fulinta sharciyadda u degsan warshadda
  • Waa in uu isku xiraa, qaybaha shirkadda ee wax soosaarka iyo iibka Soo xulidda iyo tababarka shaqaalaha warashadda
  • Hogaaminta shaqaalaha warshadda si loo gaaro hadafka wax soosaar iyo lib Hubinta daryeelka iyo nadaafadda warshadda
  • Maamulka shaqada iyo shaqaalaha shirkada
  • Xariir wanaagsan waa in uu la sameeyaa rnacaamiisha shirkada
  • War bixin todobaadle ah iyo mid bile ah waa in uu qoraa, siiyaana madaxda maamulka shirkada.

Kartiyaha

  • Xirfad koox hogaamin
  • Dad la dhaqan wanaagsan
  • Hal-abuur iyo himilo sare
  • Hufnaan sare
  • Gaari kara go’aamo adag iyo qiimaynta khataraha
  • Leh xirfado dad maamul

La Xiriir

Fadlan gee codsigaaga shaqo, CV-gaaga, shahaadooyin kaagaiyo wixii dukuminti ah Xarunta ku taala JIDKA MEERAYSANE ee magaalada Garowe ama la xariir lambarada kala ah: 907794663

Xayaysiintu waxay ku egtahay: 12 May 2021

error: Content is protected !!