Maamule (General Manager) – Bosaso, Puntland, Somalia

Dalkaab General Trading Co.

Maamule (General Manager) – Bosaso, Puntland, Somalia

Job Description

May-19-2022

Dalkaab General Trading Co.

Email: dalkab22@gmail.com

Tel:+252907506005

GOOBTA SHAQADA

Bosaso, Puntland, Somalia

CIWAANKA SHAQADA

Maamule (General Manager)

SHAQADA LAGA RABO IYO MASUULIYAADKA:

Shaqsigaan waxaa larabaa in uu noqdo Maamulka ugu sareeya fulinta shirkadda.

Masuuliyaadkiisa waxaa ka mid ah qodobadaan hoose iyo wax kasii badan:

  • In uu maamulo Shirkadda gabi ahaanba, Wuxuu masuul kayahay dhamaan hawl socod siinta iyo habsami usocodka Shaqada iyo Shaqaalaha shirkadda.
  • Wuxuu masuul kayahay in uu hubiyo in lagu dhaqmay lana raacay hanaankii siyaasada Shirkadda udaganaa.
  • In uu dajiyo maaliyada sanadlaha ah islamarkaasna xisaabta xiro.
  • In uu diyaarsho warbixinada iyo qorshaha shirkadda(plan & Reports) lana wadaago Maamulka sare
  • In uu gaarsiiyo Shirkadda qorshihii istiraateejiyadeed ee loo dajiyay iyo horumarineed.

Skills and Qualifications

Waxaa laga rabaa shahaadada “Bachelor of Business Administration” iyo shahaadada “Master of Business Administration (MBA)”ama wax udhigma, Waana in uu xirfad maamul ee ganacsi leeyaha.

KHIBRAD(EXPERIENCE):

  • Khibrad maamul ee ganacsi waa Khasab.
  • Uguyaraan 4-5 sano oo khibrad ah gaar ahaan maamulid Shirkad wayn waa Khasab.
  • In uu soo maamulay shirkad aan dhaqaaleheedu ka yarayn $5 Million waa Khasab.

XIRFADAHA KALE(other skills):

  • Aalada-Tignoolajiyada – Aqoont sare uleh sida isticmaalka kombuyuutar-ka gaar ahaan MS Word, MS Excel, MS Outlook, PPT iyo Internet-ka,
  • Certificates kale ee shaqooyinka Maamulka iyo xisaabaadka waa fiicnaan lahayd

LUUQADAHA (LANGUAGES):

Somaliagu waa in uu yahay luuqadiisa hooyo, English-kuna waa in uu heerka ugusareeya uyaqaan, labadaas waa Khasab, luuqado kale hadduu yaqaan waa wax fiican.

How to apply

Meesha lagala xariirayo ama Dalabka lagu dirayo:

Tel:+252907506005

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!