
Dugsiga Sare ee Xaaji Saalax
Macalimiin (Teachers) 3 Positions – Xaaji Saalax, Daadmadheedh, Somaliland
Fursado Macalimiin oo ka Banaan Dugsiga Sare ee Degmada Xaaji Saalax ee Gobalka Daadmadheedh:
Guddida waxbarashada ee degmada Xaaji Saalax waxa ay baahinaysaa fursado macallinimo oo ka banaan Dugsiga sare ee Xaaji Saalax.
Fursadaha bannaani waxa ay kala yihiin:
- Macallin dhigi doona maadooyinka xisaabta iyo Fiisigiska (Maths and Physics teacher).
- Macallin dhigi doona maadooyinka Taariikhda iyo Juquraafiga (History and Geography).
- Macalin dhigi doona maadooyinka Biology iyo Kimistariga (Biology and Chemistry).
Shuruudaha looga baahan yahay codsaduhu waxa ay kala yihiin:
1- Shahaado Jamacadeed oo waxbarasho ah(Bachelor Degree for Education)
- Khibrad macallinnimo oo ugu yaraan saddex sano ah (Three years of teaching experience)
- Waa inuu codsaduhu tegi karaa oo ku noolaan karaan Degmadda Xaaji Saalax
4-Waa in codsaduhu uu u dhashay Somaliland (Somalilander).
Qaabka Loo Codsanayo:
Codsadaha buuxiya shuruudaha kor ku xusan waxaa uu ku soo hagaajinayaa Cv-giisa iyo warqadda codsiga shaqada (CV and Application Letter) email-kan hoos ku xusan: hajisalahschool@gmail.com, ugu danbayn 27-ka, June, 2021.
F.G: Codsadaha ka dib dhaca wakhtigaas aan kor kusoo sheegnay lama aqbali doono codsigiisa. Waxaa lala soo xidhiidhayaa cidda ku soo baxda xulista kowaad.
QaranJobs.com
……………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on Social Media:
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
To apply for this job email your details to hajisalahschool@gmail.com