Macalimiin (Teachers) 6 Positions – Mogadishu International School – Mogadishu, Somalia

Mogadishu International School

Macalimiin (Teachers) 6 Positions – Mogadishu International School – Mogadishu, Somalia

Mogadishu International School Waxaa ka Banaan 6-boos oo shaqo ah oo kala ah.
4 macalin taxfiid quraan ah 2 rag ah iyo 2 dumar ah.
2 macalin oo tasxiix ah.
Sharuudaha Macalimiinta Taxfiidka ah.
  1. Waa inuu quraanka Kariimka Xifdisanyahay Tajwiidkana ku yaqaano
  2. Da’diisu waa iney u dhaxeyso 22-35 Sano.
  3. Waa inuu leeyahay ugu yaraan 4 sano Khibrad macalinimo ah.
  4. Waa inuu haystaa ugu yaraan shahaado Jaamacadeed.
  5. Sharuudaha Macalimiinta Taxfiidka ah.
  6. Waa inuu quraanka Kariimka Xifdisanyahay Tajwiidkana ku yaqaano
  7. Da’diisu waa iney u dhaxeyso 25-40 Sano.
  8. Waa inuu leeyahay ugu yaraan 6 sano Khibrad macalinimo ah.
  9. Waa inuu haysto Ijaaso Riwaayatu xafza ah
  10. Waa inuu haystaa ugu yaraan shahaado Jaamacadeed.
Qabashada Codsiyada Shaqadu waxey bilaabaneysaa Berri oo axad ah 23/10/2021 kuna egtahay 10/11/2021 insha allah. Fadlan hadii aad daneyneyso soo booqo xarunteena oo ku taala Cabdiqasim, Degmada Hodan Mogadishu, Somalia.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so  

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!