Biilbook Limited
Marketing (2 Positions) – Mogadishu, Somalia
MAS’UULIYADDA IYO WAAJIBAADKA SHAQADA:-
- Dhageysiga baahida macaamiisha
- Qorsheynta Suuq-geynta Adeegyada shirkadda
- La shaqeynta waaxda iibka (Sales Dept.)
- Ilaalinta nidaamka shirkkadda
- Qancinta macmiilka
- U diyaarsanaanta wada shaqeynta shaqadda iyo shaqaalaha
XIRFADAHA LOOGA BAAHANYAHAY:-
- Waa in uu leeyahay Xirfadda Xiriirka Bulshada
- Waa in uu leeyahay Xirfad Hal-abuurnimo
- Waa inuu leeyahay Xirfad shaqsiyadeed
- Waa in uu kala yaqaan Magaalada Muqdisho
AQOONTA IYO KHIBRADDA LOOGA BAAHANYAHAY:-
- Waa In uu heystaa Shahaado Jaamacadeed ama Khibrad u dhiganta
- Waa in uu leeyahay Khibrad 2 sano iyo ka badan oo Marketing ah
Qaabka Loo Codsanayo:
Arji qabashada waxaad ku soo hagaajin kartaa Waaxda Maaraynta & Horumarinta Shaqaalah.
📧E-mail Address: – hr@biilbook.com
FG: Arji Qabashada Waxey ku egtahay 24 March 2023.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
To apply for this job email your details to hr@biilbook.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs