Marketing – (5 Positions) – Hargeisa

Suuban Jet

Marketing – (5 Positions) – Hargeisa

Shuruudaha : 

1.Waa Inuu Qofku Leeyahay Ugu Yaraan 2Sano Oo Khibrad Suuq Gayneed Ah Waliba Suuq gaynta Shirkadaha Daabacaada Boodhadhka Iyo Xasiinta

2. Waa Inuu Aqoon Heer Jaamacadeed Ah Leeyahay bachelor Degree

3. Waa In Aanu Balwad Lahayn Sida Qaadka Iyo Mukhaadaraadka Kaleba

4. Waa  in uun English ku hadli kara qorina karaa

Qaabka Loo Codsanayo:

Cv ga ku soo hagaaji  suubanjet@gmail.com

Deadline: 19/03/2023

To apply for this job email your details to suubanjet@gmail.com

error: Content is protected !!