Telesom Company
Mechanic – Hargeisa, Somaliland
Ogaysiis Shaqo Banaan
Booska: Mechanic
Tirada: Hal Qof
Qaybta: Farsamada
Magaalada: Hargeisa
Qeexida Booska:
Boosku wuxuu noqon doonaa hal Mechanic oo hawl-gali doona Hargeisa, wajibaadyada ugu muhiimsan waxa ka mid ah Rakibista, Cilad saarka iyo dayactirka Mashiinada Xarumaha shirkadda.
Waajibaadyada shaqada ugu muhiimsan:
- Gaynta iyo Rakibaadka Mashiinada goobaha loo asteeyey
- Ka shaqaynta Mashiinka qaybihiisa kala duwan sida
- Fuel system-ka
- Power system:
- AC
- DC
- Control Panel-ka
- Cooling System-ka iyo Lubrication system-ka
- Rakibaada Egsaaska (Exhaust System) sida ugu haboon.
- Isku xidhka Mashiinka iyo Change Over-ka
- Dayactirka iyo ciladsaarka Mashiinka qaybihiisa kala duwan ee kor ku xusan.
- Iyo hawlaha kale ee maamulkiisu u igmado.
- Diyaarinta report-ka shaqada uu qabtay
- Diyaarinta dalabka mishiinada iyo spare parts-kooda marka loo baando
Aqoonta /Xirfadda/Khibraha looga baahan yahay qofka:
- Inuu aqoon fiican u lee yahay Mechanics-ka (Mashiinada Dabka)
- Inuu si fiican u yaqaan sida ay u shaqeeyaan Diesel Engines
- Inuu fahmi karo ciladaha kala duwan Engines-ka islamarkaana uu xalin karo
- Inuu aqoon u Ieeyahay Korontada
- Inuu yahay hawl kar
- Inuu yahay qof leh habdhaqan fiican
Qofka doonaya inuu u tartamo booskan waxaa looga baahan yahay:
Inuu Codsigii shaqo, CV-giisa iyo shahaadooyinkiisa ku soo diro recruitment@telesom.com ugu dambayn August 15th, 2022. Saacadu markay tahay 05:00 galabnimo.
Abdillahi Ahmed Farah
Employment and Employee Relations Manager

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
