Mogadishu International School
Mogadishu International School Waxaa Ka Banaan 6-Boos Oo Shaqo Ah – Mogadishu, Somalia
JAGO BANAAN.
Mogadishu International School Waxaa ka Banaan 6-boos oo shaqo ah oo kala ah.
1- 4 macalin taxfiid quraan ah 2 rag ah iyo 2 dumar ah.
2- 2 macalin oo tasxiix ah.
Sharuudaha Macalimiinta Taxfiidka ah.
- Waa inuu quraanka Kariimka Xifdisanyahay Tajwiidkana ku yaqaano
- Da’diisu waa iney u dhaxeyso 22-35 Sano.
- Waa inuu leeyahay ugu yaraan 4 sano Khibrad macalinimo ah.
- Waa inuu haystaa ugu yaraan shahaado Jaamacadeed.
Sharuudaha Macalimiinta Taxfiidka ah.
- Waa inuu quraanka Kariimka Xifdisanyahay Tajwiidkana ku yaqaano
- Da’diisu waa iney u dhaxeyso 25-40 Sano.
- Waa inuu leeyahay ugu yaraan 6 sano Khibrad macalinimo ah.
- Waa inuu haysto Ijaaso Riwaayatu xafza ah
- Waa inuu haystaa ugu yaraan shahaado Jaamacadeed.
F.G: Qabashada Codsiyada Shaqadu waxey bilaabaneysaa Axad 23/10/2021 waxa ayna ku egtahay 10/11/2021 insha Allah.
Fadlan hadii aad daneyneyso soo booqo xarunteena oo ku taala Cabdiqasim, Deg. Hodan Mogadishu, Somalia.
Fadlan Share garee si ay u gaarto Dad badan oo jaaniskaan ka faaideysan karo.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
