Dawlada Hoose ee Dhusamareeb
Mudo Kordhin Baahin Qandaraas Dhismaha Waddada Kadiye Tarmac Dhusamareb, Galmudug State Of Somalia
MUDO KORDHIN BAAHIN QANDARAAS
REF: DHSMB/GMS/JPLG/001/2021
Maamulka Degmada Ee Dhusamareeb Ee Dawlada Galmudug waxa ay kaheshay maalgelinta mashruuca Dawladaha Hoose Ee Adeega iyo Maamul-daadejinta (JPLG),waxa ayna doonaysa in maalgellintaas ay u isticimaasho mashaaruuc horumarineed.Sidaas darteed, Maamulka Degmada Dhusamareeb waxa ay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran ama Ku Xusan
| SN | Project No. | Project Name | Location |
| 1 |
REF:DHSMB/GMS/JPLG/001/2021 |
Kadiye Tarmac Road | Dhusamareb, Galmudug |
Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa xarunta Xarunta Dawlda Hoose Dhusamareeb laga billaabo taariikhda: 27/12/2021 ilaa 20/01/2022 qiime ahaana waa $20 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Sidoo kale Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.
Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE EE DHUSAMAREEB,
- Wixii Faahfaahin Dheeraad ah, Fadlan kala xidhiidha.
Email: fdahir424@gmail.com ama Warsamefarah114@gmail.com
Document Qaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00Pm duhurnimo, taariikhda; 20/01/2022.

Baidoa-Baahin-Qandaraas
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
