Dawladaha Hoose ee Hargeysa – Hargeisa Local Government
Naadin Qandaraasyo: Boqoljire Culvert Box Road, Pepsi Ashalt Road & Maamuus Drift + Access Road – Hargeisa, Somaliland
REF:XMD/HRG/LDF/UN-JPLG/19-09-2021
Golaha deegaanka eedegmada Hargeysa wuxuu ka helay maalgelin Qaramada Midoobay mashruuceeda Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG/LIFT), waxaanay doonaysa in qaybka mid ah maalgellintaa ay u isticimaasho mashaariic horumarineed.Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada Hargeysa waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.
| SN | Project No. | Project Name | Location |
| 1. | Boqol Jire Culvert Box | Hargeisa | |
| Pepsi Ashalt Road | Hargeisa | ||
| Maamuus Drift + Access Road | Hargeisa |
Dokumentiga qandaraaska waxa laga helayaa xarunta Dawlada Hoose Hargeysa lagabillaabo taariikhda: 19/9/2021 ilaa 2/10/2021 qiime ah $10 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soodoonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay kusoolifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.
Qandaraasyada oodhan waa in lagu soogudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soohagaajiyaa:
XAFIISKA QANDARAASAYADA DAWLADA HOOSE EE Hargeysa , wixii faahfaahin dheerada fadlan kalaxidhiidha Email: procurementofficer@dhhgov.org Tel: 0634424401Ama 0634447205
Document gaqandaraaska waxa la sooxaraynaya Ka hor wakhtiga; 12:00am duhurnimo, taariikhda; 02/10/2021.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 5 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 25/09/2021, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirarka ee dawlada hoose siloogu sharxo wixii faahfaahin ah ay ugabaahanyihiin qoraalka qandaraaska.
FIIRO GAARA:- Dhamaan qandaraaslayaasha waxa lagu wargelinaya in qandaraasleyaasha ku guulaysta mashruucyadan ay bixindoonaan cashuurta dawladda dhexe oo ah 3% oo kago’idoonta lacagta guud ee ay mashruuca ku helaan
Mahadsanidiin
Waxyaabaha loo baahanyahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
