Albirri Hospital
Nursing (Kalkaaliye/So Caafimaad) 1 Position, Mogadishu, Somalia
Isbitaalka Albirri Waxa Uu Qaadanaynaa Howlwadeen Cusub (1 Boos – Kalkaaliye/So Caafimaad).
Shuruudaha:
- In uu Heysto Shahaadada Nursingka
- Inuu Garanayo Afla Carabiga oo uu Noqon karo Turjumaan
- Inuu Leeyahay 2 Sano oo khibrad Shaqo ah
Qaabka Loo Codsanayo:
Hadii Aad Daneyneyso Fursadan Shaqo Fadlan Codsigaga ku Soo Hagaaji Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha Isbitaalka Albirri.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs