Pharmacist and Public Health – Hargeisa, Somaliland

Dauus Company

Pharmacist and Public Health – Hargeisa, Somaliland

…………….Ogeysiis Shaqa Banaan————-

Booska Cusub: Dauus Hargesa

“Pharmacist or Public health” Booskaan Wuxuu u banaanyahay dad aqoon tayo sare u leh.

Aqoonta ama xirfada looga baahanyahay qofka:

  • Waa inuu leeyahay aqoon heer jaamacadeed, gaar ahaan Publlic health ,Pharmacist or Nursing ama wax laxariira

Khibrada looga baahanyahay qofka:

  • Waa inuu leeyahay khibrad shaqo halsano ama ka yar,
  • Sidoo kale ardayda cusub ee ugu fiican class-kooda kana qalinjibiyay kulliyadda waaynu ku dhiirigelinayaa in islamarkiiba soo codsadaan.

Sida loo codsado:

Qofka u tartamaya booska banaan fadlan ku dir CV.gaaga d1.jobs@dauus.com ama Booqo xafiiska Dauus Hargesa.

Kadhig Ciwaanka CV-gaaga (Health Hargesa).

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to d1.jobs@dauus.com

error: Content is protected !!