Production Officer – Hargaisa, Somaliland

Casri Digital Printing

Production Officer – Hargaisa, Somaliland

CASRI DIGITAL PRINTING.

Waxa Shirkada Cusub Ka Hawl Gasha Magaalada Hargaisa, Kana Shaqeesa Daabicta Casri Ah Ee Fudud (Indoor Printing).

Shirkaddu Waxa Ay Qaadanaysaa Hal Qof Oo Shaqaale Ah Kaas Oo Ku Shaqeen Doona Aqabka Ama Qalabka Kala Duwan Ee Madbacada.

POSITION: PRODUCTION OFFICER

1. Location- Hargaisa, Somaliland.

2. Type of Job- Full Time

3. Deadline – as soon as possible

SURUUDAHA SHAQADA.

Waa In Uu Leeyahay Aqoon Ugu Yaraan Heer Dugsi Sare.

Waa In Uu Diyaar U Yahay Labada Galinba In Uu Shaqeeyo

Waa In Uu Mudd Hal Sano Oo Khibrad Ah U Leeyahay Dhanka Production-Ka Iyo Daabicista. Kana Soo Shqeeyey Shirkadaha Daabicista

Waa In Uu Ku Shaqeen Karaa Mashiinka Heat Press Ka, Iyo Epson Printers-Ka.

Waa In Uu Yaqaana Photoshop-Ka Iyo Ms Word-Ka.

How to apply

Please send your CV to sales@casriprinting.com or What’s Up +252 65 9997766

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to sales@casriprinting.com

error: Content is protected !!