Nile University of Science and Technology - NUST
Public Relation (Marketing Officer) – Beledweyne, Somalia
Job Description
Jaamacadda Nile University-Baledweyn Campus waxaa ka banaan fursad shaqo.
Booska Shaqo: Public Relation (Marketing Officer)
Wakhtiga ay ku eegtahay: 20 July 2022
Nooca Shaqada: Full-time
WAAJIBAADKA QOFKA
1 . Qorshaynta hawlaha suuqgeynta
2. Fulinta hawlaha suuqgeynta
3. Booqshada dugsiyada ama goobaha fursadaha ka jiraan.
Skills and Qualifications
HEERKA WAXBARASHO IYO QIBRADDA:-
waa inuu heystaa shahaado jaamacadeed ee la xirirrto maamulka ama wax u dhigma ama ugu yaraan Diploma.
Waa inuu ugu yaraan kasoo shaqey 2 sanno booska aan kor kusoo xusnay.
How to apply
Haddaba haddii aad buuxin karto booskaan kusoo dir codsigaaga ciwaanka kore ama keen xarunta jaamacadda.
Kusoo gudbi CVgaaga email ka: hrm@nust.edu.so
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 0615444911/0614-707040
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to hrm@nust.edu.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
