Telesom Company
Sales Officer – Boorama, Somaliland
Ogaysiis Shaqo Bannaan
Booska: Sales Officer
Site: Boorama
Xarunta: Qolujeed
QEEXIDDA BOOSKA
Booskani wuxuu noqon doonaa hal Sales Officer oo ka hawl geli doona Xarunta Qolujeed.
WAAJIBAADYADA UGU MUHIIMSAN
- U adeegista macaamiisha sida ugu haboon.
- Diwaan-gelinta Macaamiisha Furanaysa Adeegga ZAAD.
- Qabashada Cash-ka Macaamiishu Bixinayso.
- libinta dhamaan Adeegyada Shirkadu bixiso.
- Xidhista Xisaabtiisa (Cash iyo Inventory-ba) marka ay shaqadu dhamaato maalin walba.
- Ku wareejinta Cash-ka Cashier-ka guud.
- Kaydinta Documents-ka Xafiiska iyo Filling System-ka.
- Fulinta hawshii kale ee Maamulka u igmado.
- Diyaarinta warbixinta kala ah Bile, 3 Biloodle iyo Sanadle.
AQOONTA/XIRFADDA BOOSKA LOOGA BAAHAN YAHAY QOFKA
- Inuu leeyahay aqoon heer jaamacadeed, gaar ahaan Business Administration iyo wixii u dhigma.
- Inuu hore ugu soo shaqeeyey Cashier-nimo.
- Inuu ku fiican yahay isticmaal MS Office.
- Inuu yahay qof habdhaqan wangaasan.
Qaabka Loo Codsanayo:
QOFKA DOONAYA INUU U TARTAMO BOOSKAN WAXAA LOOGA BAAHAN YAHAY:
- Inuu CV-giisa iyo shahaadooyinkiisa ku soo diro recruitment@telesom.com
- ugu dambayn September 29th, 2022. Saacadu markay tahay 5:00 galabnimo.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Facebook Group 3: https://www.facebook.com/groups/shaqo
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
To apply for this job email your details to recruitment@telesom.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs