Sales officers (2 Positions) – Hargeisa, Somaliland

Hilibsan Meat Company

Sales officers (2 Positions) – Hargeisa, Somaliland

Position: Sales officers( 2 Positions)

Location: Hargeisa , Somaliland

Deadline for Applications: 25 August 2021

 

Nagu saabsan

Hilibsan waa shirkadii ugu horaysay ee Somaliland ka furtay Butcher casri ah iyo adeega qaybinta hilibka ee dalabaadka guryaha iyo hotelada. Shirkadu intii ay jirtay waxa looga bartay hilib nadiifa oo lagu iibiyo goobo nadiifa oo standard sare ah.  Dhamaan adeegyada Hilibsan waa kuwo si fudud loo heli karo hab online ah iyo dalaabad delivery fudud leh.

Kaalinta banaan

Waxaanu u baahanahay iibiyeyaal (Sales officers) kuwaas oo iibin doona adeegyada shirkadu bixiso ee dhank hilibka. Waxaanu raadinaynaa dhalinyaro u carbisan xirfadaha iibka, isla markaana leh khibrad macquul ah oo ay ku iibin karaan adeegyada shirkada. Waxa ugu muhiimsan dabeecad wanaag, furfurnaan iyo adeegsami.

Responsibilities:

• Iibka iyo suuqgaynta dhamaan adeega shirkadu bixiso gaar ahaan adeega macaamiisha guryaha. Hirgalinta targetka iibka maalinlaha ah ee isaga lagu qaybiyey.  
• Qancinta iyo daryeelka Macaamiisha iyo ka warhaynta dalabaadka uu qabto inay wakhtigii loogu baahnaa ku gaadheen macmiilka.
• U hogaansamida dhamaan nidaamka shaqo ee waaxda iibka ee shirkada iyo soo gudbinta dhamaan documentska iibka eel aga rabo.
• Hubinta in dhamaan dalabaadka macaamiishu gaadhaan wakhtigii loogu talo galay iyadoo la isticmaalayo gaadiidka kala duwan ee shirkada iyo mootooyinka.

Waxbarashada iyo Xirfadaha

1. Bachelors’ degree Ganacsiga amma maamulka iyo suuqgaynta
2. Ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo oo dhanka iibka ah.
3. Leh dhamaan xirfadaha soo jiidashada leh sida dabci wanaag, dad la dhaqan iyo ixtiraam.
4. Alle ka cabsi iyo Amaano
5. Aqoonta internetka iyo technologyga sida social media ah
6. Xirfad fiican oo luuqadaha ah: English iyo Carabi.
Qaabka Loo Codsanayo:

Qof kasta oo danaynaya shaqadan haku soo diro CVgiisa finance@hilibsan.com isagoo ku calaamadinaya “Sales Officer” emailka.  Ugu danbayn 25 August 2021 5pm. Waxa lala soo xidhiidhi doonaa ciddi la shortlist gareeyo oo kaliya.

 

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so  

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

To apply for this job email your details to finance@hilibsan.com

error: Content is protected !!