Astaan Cable
SawirQaade – Hargeisa, Somaliland
Shaqada: Sawirqaade
Goobta Shaqada: Hargeisa, Somaliland
Shuruudaha looga baahanyahay:
- In aad baratay xirfadda film-qaadista.
- In aad dulqaadan karto haddii shaqadu adkaato mar marka qaarkood.
- In aad leedahay khibrad muddo 2 Sanno ama ka badan
- In aad hore ugu soo shaqeysay DSLR, 4K iyo XDCAM
- In aad leedahay xirfaddda Gimble-ke Kicinta Drone-ta
- Heerka aqoontaadu waa in ay gaadhsiisan tahay Jaamacad
- In aad leedahay curinta qaab duubista barnaamijyada waaweyn
- Shaqadani waa Full-time (Wakhti Dhameystiran)
- In aad leedahay Xirfaddaha la xidhiidha Film qaadista.
- Waa in aad degantahay magaaladda Hargeysa.
CV gaaga email kan kusoo dir: Email: Production@astaan.com ka hor 8th November 2021.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to Production@astaan.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
