
Yardimeli Specialist Hospital
Shaybaariiste (Lab-technician) – Mogadishu, Somalia
QaranJobs
Yardimeli Specialist Hospital
Shaybaariste
Date: 08 June, 2021
Ujeeddo: Jago Banaan
Ciwanka Jagada: Shaybaariste (Lab-technician)
Waqtiga ugu dambeeya arji qabashada: 16. 6.2021 16:00: PM
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan shaqa doonayaasha banda caafimaadka in Isbitaalka takhasusiga ee Yardimeli Specialist Hospital uu ka bannaan yahay boos shaqo Laboratory technician, arji qabashadu waxay bilaabanaysaa 8.6.2021 kuna egtahay 16.6.2021, 16:OOPM.
Shurudaha laga doonayo codsadaha:-
- In uu yahay Soomaali kuna hadlo Afka Soomaaliga
- In uu haysto shahaadado Bachelor’s degree (laboratory Field)
- In uu leeyahay khibrad shaqo saddex sano ah ( Three Years’ experience)
- In uu isticmaali karo Computer-ka aqoona u leeyahay Micro soft office
QAABKA LOO CODSANAYO:
Taariikh nololeedka (CV) iyo Shahaadada (Certificate), fadlan kusoo hagaaji Xafiiska Shaqada iyo shaqaalaha ee Yardimeli Specialist Hospital (Had Copy).
QaranJobs
QaranJobs
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on Social Media:
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs