Somaliland Youth Development and Voluntary Organization – SOYDAVO
Tartanka Hal abuurka fikradaha Horumarinta Bulshada ee Magalada Hargeysa, Somaliland
Somaliland Youth Development and Voluntary Organization SOYDAVO
HQ: Burao, Somaliland; Hargeisa add: Masalaha Area, Airport Road, Near Sky Hotel; Email: info@soydavo.org
Tell: +252 2 711808; Website: www.soydavo.org
Tartanka Hal abuurka fikradaha Horumarinta Bulshada ee Magalada Hargeysa
Hordhac
Dawlada Hoose ee magalada Hargeysa oo kaashaneysa Hayada SOYDAVO, waxaa ay iclaaminaysaa in ay qabaneyso tartanka hal abuurka fikradaha wax tarka u leh bulshada, kaas oo waafaqsanaan doona qorshayaasha hor tabinta u leh Dawlada hoose ee Hargeysa , Tartamayaasha guuleysta waxay heli donan abaalmarino lacageed.
Shuruudaha looga baahan yahay ka qaybgalayaasha
- In uu degan yahay magalada Hargeysa, xusona degmada uu ka tartamayo
- In fikrada uu ku tartamayaa ay wax ka tarayso baahiyaha ka jira magalada kuwaaso la xidhidha mawduucyada qurxinta magalada, nadafada iyo fayo dhawrka
- Fikradaha xoojinaya wax wada qabsiga iyo is xil qaanka bulshada
- In wakhtiga soo gudbinta fikraduhu aysan ka danbeyn 22-ka bisha September 2021. 12:00 Duhurnimo.
Qaabka soo Gudbinta Fikradaha lagu tartamayo
- Waa in fikrada oo qoraal ah uu u soo gudbiyaa ciwaan ka ah ideas.hargeysa@gmail.com ama uu qoraal ahaa ku geeya xafiiska arimaha bulshada ee Dawlada hoose ee Hargeysa
Abaal marinaha
- Waxaa la abaal amrinayaaa 8 fikradood ee ugu wacan, Degmo kasta waxaa ka guleysan doona hal tartame.
- Fikrad kasta guuleystihiisu waxa uu heli doona abaal marin lacageed oo dhan $1,000
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to ideas.hargeysa@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
