Telesom Company
Telecom Engineer (1 Position) – Berbera
Booska: Telecom Engineer
Goobta: Berbera
Tirada: Hal Qof
Qaybta: Farsamada
QEEXIDDA BOOSKA
Boosku waxa uu noqon doonaa hal Engineer oo la shaqayn doona Engineers-ka ka hawl-gala xarunta Berbera.
WAAJIBAADYADA SHAQADA
- Rikibaada qalabyada kala duwan ee
- isgaadhsiinta Sida kuwa 2G-ga, 3G, 4G iwm.
- Ciladsaarka qalabyada isgaadhsiinta.
- Dayactirka qalabyada isgaadhsiinta.
- Xidhiidhinta Link-yada Transmission-ka (Microwave-ka).
- Rikibaada Mashiinada dabka dhaliya iyo Agabka Solar-ta.
- Dab-galinta iyo ku xidhiidhinta Xarumaha Network-ka ee shirkadda.
- Dayactirka iyo Ciladsaarka Dabka (AC & DC) Xarumaha Shirkadda.
- Iyo Hawlaha kale ee maamulkiisu u igmado.
XIRFADDA / AQOONTA
- Inuu leeyahay aqoon jaamacadeed gaar ahaan Bachelor of Telecommunication Engineering.
- Inuu fuuli karo tow-ers-ka dhaadheer.
- Inuu yahay hawl kar.
- Inuu yahay qof leh habdhaqan fiican.
QAABKA LOO CODSANAYO:
Fadlan hadii aad daneyneyso CV-gaaga iyo shahaadooyinkaaga ku dir Email-ka: recruitment@telesom.com ugu dambeyn April 05th 2023, Saacaduna tahay 05:00 Galabnimo.



To apply for this job email your details to recruitment@telesom.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs