Telecom Engineer – Ceerigaabo, Somaliland

Telesom Company

Telecom Engineer – Ceerigaabo, Somaliland

Ogaysiis Shaqo Banaan

Booska:           Telecom Engineer

Tirada:            Hal Qof

Qaybta:           Farsamada

Magaalada: Ceerigaabo

Qeexida Booska:

Boosku wuxuu noqon doonaa hal Telecom Engineer oo la shaqayn doona engineers ka hawl gala Xarunta Ceerigaabo.

Waajibaadyada shaqada ugu muhiimsan:

  1. Rikibaada qalabyada kala duwan ee isgaadhsiinta Sida kuwa 2G-ga, 3G, 4G iwm
  2. Ciladsaarka qalabyada isgaadhsiinta
  3. Dayactirka qalabyada isgaadhsiinta
  4. Xidhiidhinta Link-yadaTransmission-ka (Microwave-ka)
  5. Rikibaada Mashiinada dabka dhaliya iyo Agabka Solar-ta
  6. Dab-galinta iyo ku xidhiidhinta Xarumaha Network-ka ee shirkadda
  7. Dayactirka iyo Ciladsaarka Dabka (AC & DC) Xarumaha Shirkadda
  8. Iyo Hawlaha kale ee nnaamulkiisu u igmado.

Aqoonta Airfadda/tihibraha looga baahan yahay qofka:

  • lnuu leeyahay aqoon jaamacadeed gaar ahaan Bachelor of Telecommunication Engineering
  • lnuu fuuli karo towers-ka dhaadheer
  • lnuu yahay hawl kar
  • lnuu yahay qof leh habdhaqan fiican

Qofka doonaya inuu u tartamo booskan waxaa looga baahan yahay:

  1. lnuu xafiiska maamulaha Ceerigaabo u soo gudbiyo CV-giisa iyo Shahaadooyinkisa ugu dambayn August 15, 2022. Saacaduna tahay 5:00 PM
  2. lnuu CV-ga ku soo lifaaqo shahaadooyinka cadaynaya aqoonta iyo xirfaddaha booskan looga baahan yahay.

Abdillahi Ahmed Farah

Employment and Employee Relations Manager

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!