Afmadow District
Tender Notice For Afmadow Health Service Center – Somalia
Baahin Qandaraas
Dowladda Hoose ee Degmada Afmadow waxay kaheshay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG), waxaanay doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaaruuc horumarineed.Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka degmada Afmadow waxuu naadinayaan shirkado qandaraaslayaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.
| SN | Project No. | Project Name | Location |
| 1. | DHA/JPLJ/01/2021 | AFMADOW HEALTH SERVICE CENTER
|
Afmadow |
macluumaadka qandaraaska waxa laga helayaa Xarunta Dawlada Hoose Afmadow laga billaabo taariikhda: 15/01/2022 ilaa 29/01/2022 qiime ah $20 qandaraaskiiba laguna shubayo khasnadda Dowladda Hoose ee Degmada Afmadow (KISD0002878). Qandaraaslayaashu waxay macluumaadka qandaraaska ka heli doonaan xarunta dowladda hoose ama waxaa loogu dirayaa email kadib qaadashada rasiidka lacag bixinta.
Macluumaadka Qandaraaska waa in la soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee halkaan kuxusan.
Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE EE AFMADOW, wixii faahfaahin,
dheerada fadlan kala xidhiidha.
Email: afmadowmayor@gmail.com ama moi@jubalandstate.so
District Engineer: Tel: +252615924699 Ama:
Maamulka Degmada: +252612166793
Macluumaadka gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00pm duhurnimo, taariikhda; 29/01/2022.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirka qandaraaska, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la xiro, taariikhda; 01/02/2022, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee Dawlada hoose si loogu sharaxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.
Mahadsanidiin

Afmadow-Tender
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
