Afmadow District – Dawlada Hoose Afmadow
Tender Notice For Afmadow Health Service Center – Somalia
Baahin Qandaraas
REF:moifar/2021/08
Degmada Afmadow waxay kahelay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),waxaanay doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaaruuc horumarineed.Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka degmada Afmadow waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.
| SN | Project No. | Project Name | Location |
| 1. | DHA/JPLJ/01/2021 | AFMADOW HEALTH SERVICE CENTER
|
Afmadow |
macluumaadka qandaraaska waxa laga helayaa Xarunta Dawlada Hoose Afmadow laga billaabo taariikhda: 24/012/2021 ilaa 06/01/2022 qiime ah $20 qandaraaskiiba laguna shubayo khasnadda Dowladda Hoose ee Degmada Afmadow (KISD0002878). Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Macluumaadka Qandaraaska waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.
Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE EE AFMADOW, wixii faahfaahin,
dheerada fadlan kala xidhiidha.
Email: afmadowmayor@gmail.com ama moi@jubalandstate.so
District Engineer: Tel: +252615924699 Ama:
Maamulka Degmada: +252612166793
Macluumaadka gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00pm duhurnimo, taariikhda; 06/01/2022.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirqandaraas, 3 cisho ka dib maalintaqandaraaska la naadiyo, taariikhda; 09/01/2022, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.
Mahadsanidiin
Waxyaabaha loo baahanyahay in lagusoolifaaqoQandaraaska;
| No | Type | Description | Submitted | |||
| Yes | No | |||||
| 1 | Certificate of registration | From District | ||||
| 2 | Licence of the company | From Ministry of Public Works | ||||
| 3 | Receipt from District Council for bidding | Bid documents from source ( | $ | 20) | ||
| 4 | Certificate of completion projects | The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc. | ||||
| 5 | CVs of project engineer with certificate | The project engineer’s CV | ||||
| 6 | The company’s profile | The company profile documents | ||||
| 7 | Bid fully priced | Priced BOQ, the bidding document (amount in figures and amount in words) | ||||
| 8 | Bid signing | To sign and to stamp (Signed form of tender)) | ||||
| 9 | Updated Bank Statement | Supplier provides Bank statement for last one year period? | ||||
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
