Tender Notice For Extension And Rehabilitation Of Kismayo District – JPLG – Kismayo, Jubaland, Somalia

Kismayo District – Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo

Tender Notice For Extension And Rehabilitation Of Kismayo District – JPLG – Kismayo, Jubaland, Somalia

Baahin Qandaraas

REF:MOIFAR/2021/07

Degmada Kismayo waxay kaheshay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),waxaanay doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaaruuc horumarineed.Sidaas darteed, degmada Kismayo waxay naadinaysaa shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.

SN Project No. Project Name Location
1. DHK/JPLJ/01/2021 EXTENSION AND REHABILITATION OF KISMAYO DISTRICT   – JPLG Kismayo

Macluumaadka  qandaraaska waxa laga helayaa xarunta  Dawlada Hoose ee Degmada Kismayo laga billaabo taariikhda: 24/012/2021 ilaa 06/01/2022 qiime ah $20 qandaraaskiiba laguna shubayo khasnadda Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo (1012153193). Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Macluumaadka Qandaraaska waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.

Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:

XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE    EE KISMAYO, wixii faahfaahin,

dheerada fadlan kala xidhiidha.

Email: kismayodistrict@jubalandstate.so  iyo moi@jubalandstate.so

Maamulka Degmada : Tell: +252618671108

 Injineerka Degmada: Tell:   +252619903909

Macluumaadka gaqandaraaska waxaa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00am duhurnimo, taariikhda; 06/01/2022.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirka qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 09/01/2022, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee Dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.

Mahadsanidiin

Waxyaabaha loo baahanyahay in lagusoolifaaqoQandaraaska;

 

No Type Description Submitted
Yes No
1 Certificate of registration From District
2 Licence of the company From Ministry of Public Works
3 Receipt from District Council for bidding Bid documents from source ( $ 20)
4 Certificate of completion projects The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc.
5 CVs of project engineer with certificate The project engineer’s CV
6 The company’s profile The company profile documents
7 Bid fully priced Priced BOQ, the bidding document (amount in figures and amount in words)
8 Bid signing To sign and to stamp (Signed form of tender))
9 Updated Bank Statement Supplier provides Bank statement for last one year period?

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!