Waiter (3 Positions) – Hargeisa, Somaliland

SUN HOTEL

Waiter (3 Positions) – Hargeisa, Somaliland

SUN HOTEL

(URBAN POINT)

FAAHFAAHIN GOOBTA SHAQADA

SUN HOTEL Waxa la asaasay Taariikhdu markay ahayd 2010, Waxa uu ku yaala Magalada Hargeisa-Somaliland, gaar ahaan Jigjiga yar.

Waxa laguugu sameeyay Casriyayn dhamays tiran taasi oo la furi doono Jan 2022 Inshallah, waxaanu ka koobnaan doona qaybahan hoos ku xusan;

  1. Sun Hotel – Waa Qaybta Hurdada taasi oo leh Single, Twin, iyo Double Rooms una kala bixi doona Standard and Deluxe.
  2. Urban Point Restaurant – Waa Qaybta Cuntada noqon doontana Cafateria Nooceegu ku cusub yahay magaalada, samayn doontana Intercontinental Foods, Cuntooyinkii Fudfudaa (Snack Foods), Hot Drinks iyo waliba Cold Drinks, Casuumada Gaarka ah.
  3. SUN HALL – Waa Hall wayn oo loogu tala galay shirarka, xafaladaha Meherka, Dhalashada, is barashada iyo waliba Seminarada iyo Kulanada kala kaasi oo laguu diyaarin doona Projector aad isticmali karto iyo waliba Cunto iyo sharaab.
  4. SUN MEETING ROOM – Waa Qol Qalabyan oo loogu tala galay in lagu qabto Kulanada nooc kasta oo ay noqdaan, loona diyaariyay dhamaan agabkii loo baahnaa oo dhan.
  5. SUN Events – Waa qayb cusub oo loogu tala galay in xafalada gaarka, sida dhalashada, Meherka, iyo dhamaan events iyo dhacdooyinka gaarka ah.

FAAHFAAHINTA SHAQADA

  • Nooca Shaqada – WAITER (Mudalab)
  • Triada Shaqalaha Loo Baahan yahay – 3 Qof
  • Cida Soo xaraysan karta – Only Male (Rag Kaliya)
  • Waajibaadka Shaqo ee Looga Baahan yahay qofka
  1. Waa in uu dalabka ka qaada macaamiisha oo dhan.
  2. Waa in uu hubiyaa in dhamaan macamishu ay ku qanacsan yihin cuntada iyo sharaabka aad u keentay.
  3. Waa in uu billka macmiilka u geeya, sidoo kalana la socda lacag bixinta.
  4. Waa in Menu ga u geeyaa macaamiisha marka ay soo fadhiistaan.
  5. Waa in uu ka caawin kara macmiilka, hadii uu doonayo in lala dooro nooca cuntada ama sharabka uu dalban lahaa.
  6. Waa in uu nadiifiyaa miiska kadib marka uu macmiilku dhamaysto cuntadiisa.
  7. Waa in uu u diyaarin karaa meel geera dadka sida gaarka u wada socda una xidhi karaa.
  8. Waa in kusoo dhaweeya macaamiisha waji furnaan iyo dhoola cadayn
  9. Waa in dulqaad uu u lahaan karaa qaladadka kaga iman kara dhanka macmiilka, sidoo kalena diyaar u yahay hadii ay soo baxdo saacado dheeraad ah ama shaqo dheeraad ah.
  10. Waa in uu ka caawin karaa hotelka Managerka soo dhawaynta martida cusub iyo waliba Sii anbabixida marka ay Hotelka ka baxayaan.

SIDA LOO SOO XARAYNAYO SHAQADA.

Waa in uu qofku keena CV giisa SUN HOTEL, Jigjiga Yar Main Road, sidoo kalena kusoo dul qoraa Post ka uu soo xaraystay ka hor 15 Dec 2021.

Waxaad soo wici kartaa wixii faahfaahin dheeraad ah Mr Mohamed – 063-446565

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!