Hambalyada Ciidda Carafo | Ciid Wanaagsan | Ciid Mubaarak | QaranJobs Muqdisho, Luulyo 09, 2022; QaranJobs Waxa Uu Bulsha Weynta Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa maalmaha barakaysan ee Ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka. Waxaan Allaah weyne uga baryeynaa in dhamaan xujeyda Soomaaliyeed …
Read More »