Tag Archives: Sidee loo qoro CV wanaagsan?

Sidee loo qoro CV wanaagsan?

Sidee loo qoro CV wanaagsan? CV wanaagsan waa mid si cad u muujinaya aqoontaada, waayo-aragnimadaada, iyo xirfadahaaga. Waa kuwan talooyin muhiim ah:- Ku billaaw macluumaadkaaga shakhsiga ah (magaca, ciwaanka, taleefanka, email-ka). Soo koob warbixin kooban (Summary) oo xoojinaya kartidaada iyo yoolkaaga. Ku dar waxbarashadaada iyo shahaadooyinka aad heshay. Xus waayo-aragnimadaada …

Read More »
error: Content is protected !!