Facebook, Twitter, iyo LinkedIn waxay faa’iido u leeyihiin ardayda si ay shaqo u helaan Helitaanka shaqo waligiis ma sahlayn. Waqtiyadii hore, shaqo dalbashada waxay la macno ahayd diyaarin CV ama resume tayo sare leh, kaddibna in la geeyo shirkadaha shaqo bixiya ama boosto ahaan loo diro. Haddii kale, qofku wuxuu …
Read More »