Deeq Waxbarasho Ujeeddo: Faafin Deeq Waxbarasho Wasaaradda Waxbarashada, Hiddahaiyo Tacliinta Sare. Waxa ay halkan kusoo bandhigaysaa deeq waxbarasho oo ah heerka labaad ee Jaamacadda (Master’s Degree), kana timid Dalka Hangeri (Hungary) Kuwaas oo kala ah: Takhasuska Injineeriyada Cilmiga Deegaanka “Master in Environmental Engineering”. Takhasuska Injineeriyada Cilmiga Waxsoosaarka “Master in Crop …
Read More »