Tag Archives: Somalijobs

Sidee ayaan ku heli karaa fursad shaqo 2024

Sidee ayaan ku heli karaa fursad shaqo 2024 Haddii aad rabto inaad hesho fursad shaqo gudaha Soomaaliya sannadka 2024, halkan waxaa ku yaal dhowr tillaabo oo kaa caawin kara: Baarista Suuqa Shaqada: Hubi fursadaha shaqo ee jira iyadoo aad isticmaasho bogagga shaqo raadinta, xitaa haddii ay yaryihiin. Xog ku saabsan …

Read More »

Specific Procurement Notice for Supply and Delivery of Non-perishable Foodstuff (Somali Corrections and Custodial Corps) – Mogadishu

Federal Government of Somalia (FGS)

Specific Procurement Notice for Supply and Delivery of Non-perishable Foodstuff (Somali Corrections and Custodial Corps) – Mogadishu Specific Procurement Notice Request for Bids Goods Country: Federal Government of Somalia (FGS) Procuring Entity: Ministry of Justice and Judiciary Affairs, Federal Government of Somalia Procuring Agency: Ministry of Finance, Federal Government of …

Read More »

Invitation To Tender for Drilling & Completion of 1 No. Borehole and Construction of Ancillary Works at Goryocawl Village, Borama, Somaliland

ADRA

Invitation To Tender for Drilling & Completion of 1 No. Borehole and Construction of Ancillary Works at Goryocawl Village, Borama, Somaliland Tender Description INVITATION TO TENDER PROJECT SOWASDIP Tasks Drilling & Completion of 1 No. Borehole and Construction of Ancillary Works at Goryocawl Village, Borama, Somaliland. Application Deadline 11th July …

Read More »

10 Su’aalood Oo La Waydiiyo Kalkaaliyaha/sada Caafimaadka Waqtiga Waraysiga Shaqada Iyo Jawaabahooga

10 Su’aalood Oo La Waydiiyo Kalkaaliyaha/sada Caafimaadka Waqtiga Waraysiga Shaqada Iyo Jawaabahooda Inta lagu guda jiro wareysiga kalkaaliyaha caafimaadka. Loo shaqeeyuhu wuxuu ku weydiin doonaa su’aalo ku siinaya fursad aad ku muujiso awooddahaaga, aqoontaada, xirfaddahaaga dad ladhaqanka iyo daryeelka aad u huri karto bukaanka. Waxaa ugu fiican in la diyaariyo …

Read More »

Sidee Ayaan Isugu Xiraa Shaqada La Baahiyo Iyo CV-gayga?

Sidee Ayaan Isugu Xiri Karaa Shaqada La Baahiyo Iyo CV-gayga? Marka ay shaqo ka banaanaato shirkad, hay’ad, maamul, dowlad ama xafiisyo kale waxaa la soo bandhigaa ama la baahiyaa fursadaas shaqo oo ay ku tixan yihiin booska banaanaaday, goobta laga shaqeynayo, wakhtiga la shaqeynayo, shuruudaha khibradeed ee la isaga baahanyahay, …

Read More »

10 Hab Ood Ku Hanan Karto Farxadaada Shaqo

10 Hab Ood Ku Hanan Karto Farxadaada Shaqo Waxay qaadanaysaa amin yar inaad tirtirto kalsamaantaada ilaa kalsamaan darro. Balse waxay qadanaysa wakhti badan iyo dedaal dibu cusboonaysiinta iyo helidda himmadaada iyo farxadaadii markale. Talaabada u horayse’ee farxadaada shaqo waa noqoshada, ”Sarkaalka Sare Ee Hawlgalinta” iyo qaadida lahaanshiyahaaga nololeed iyo xirfadeed. …

Read More »
error: Content is protected !!