6. Waa in aad diyaar u tahay in aad ka shaqayn karto xarumaha kala duwan ee Isbitaalka.
Qaabka Loo Codsanayo:
Haddii aad buuxiso shuruudaha sare, fadlan codsigaaga ku soo dir: Email: hr@dalmarhospital.so
Codsi-qabasahada waxa ay ku egtahay illa 12-ka bisha Oktoobar, 2023
FG: Cinwaanka Email-ka ha noqdo booska aad codsanayso.