Tag Archives: Caafimaadka

Faaiidooyinka Toonta (Tuunta) Laga Helo Marka La Cuno Aroortii Caloosha Oo Maran

Faaiidooyinka Toonta (Tuunta) Laga Helo Marka La Cuno Aroortii Caloosha Oo Maran Waxaa dhici karta in dad badani ay aaminsan yihiin in cunista Toonta marka ay calooshu marantahay ay dhibaato keeni karto, waxaa fahamkaas si adag uga hor imanaya natiijada daraasad ay samaysay Bold Sky taas oo sheegaysa in qaadashada …

Read More »

Calaamadaha Hargabka Iyo Qaabka Looga Hortegi Karo

CALAAMADAHA HARGABKA IYO QAABKA LOOGA HORTEGI KARO Cudurkan waxa uu kamid yahay cudurada faafa isla mar ahaantaana lugu kala qaado hawada, waxaana lugu kala qaadi karaa qufaca iyo hindhisada, waxa uuna waxyeello u geystaa habdhiska neef-mareenka. Hargabka caadi ahaan waxa ay saameeyntiisu ku kooban tahay neef mareenka (sanka & cunaha), …

Read More »
error: Content is protected !!